Kulan looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Hanaanka horumarinta dhaqaalaha qaranka.

kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno kasocday madaxda dhaqalaaha qaranka iyo masuuliyiin kasocday wasaarada maaliyada Jubblanad.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.