Kulan looga hadlayay horumarinta gobolka Awdal oo lagu qabtay Boorama.

0
153

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Badhasaabka Gobalka Awdal Muxumad Xassan Jaamac ayaa shir Gudoomiyay kulan looga horumarinta Gobalka Awdal iyo wada shaqeynta Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka.

Kullanka oo ka qabsoomay magaalada Boorama ee Gobalka Awdal ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyasha Degmooyinka Gobolka Awdal ee maamulka Somaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here