Kulan looga hadlayay horumarinta iskaashatooyinka kaluumeysiga oo lagu qabtay magaalada Baraawe.

0
59

Baladweyne ( Radio Beerlula ) -Wasaarada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka bada dowlada goboleedka koonfur galbeed soomaaliya oo Kaashanaysa Mashruuca Xoojinta u Adkaysiga Aafooyinka (IRiS) ayaa Kulan wadatashi iyo Mudnaan siin u qabtey Iskaashatooyinka Kaluumeysiga Degmada baraawe iyo qaar ka mid ah kanbeniyada ka shaqeeya qeybo ka mid ah gobolka.

Warbixintan Waxa noo haya Bilaal Daahir Waaneey