Kulan looga hadlayay horumarinta maaliyadda shanta sano ee soo socoto oo lagu qabtay Hargeysa

0
82

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku  soo xeray kulan looga hadlayay horumarinta maaliyadda maamulkaasi shanta sano ee soo socoto.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Agaasimayasha Waaxyaha wasaaradaasi,masuuliyiin kamid ah maamulka magaalada Hargeysa ,xubno ka socday Bangiyada iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here