Kulan looga hadlayay horumarinta mashaariicda oo lagu qabtay Galkacyo.

0
79

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa lagu qabtay kulan lagu xoojinayo horumarinta mashaariicda Canshuuraha iyo adeegyada aas aasiga u ah bulshada degmada.

Kulankan ayaa waxa kaso qayb galay maamulka degmada, Odayaal , Dhalinyaro,Haween iyo qayb kale ee Bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.