Kulan looga hadlayay horumarinta waxbarashada oo lagu qabtay Hargeysa

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda waxbarashada Somaliland oo kaashaneysa Hay,adda Varo fondation ayaa Magaalada Hargeysa si wadajir ah ugu qabtay kulankan oo looga hadlayay sidii loo horumari laha waxbarashada caruurta wax ka barata dugsiyada magaladasi .

Waxaa ka qeybgalay kulanka masuuliyiin kamid ah hay’adda Vaaro ,xubno ka socday wasaaradda waxbarashada Somalilnad ,maamulayaasha 17 dugsi oo ku yaalla Hargeysa iyo madax kale.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here