kulan looga hadlayay horumarinta waxbarashadda oo lagu qabtay deegaanka Dhoobbe ee gobolka Hiiraan.

0
307

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha waxbarashada gobolka Hiiraan Cabdifataax Dhaqane Cumar ayaa kulan la qaatay waxgaradka iyo qaar ka mid ah bulshada Deegaanka Dhoobbe oo ka mid ah deegaanada Hoosyimaada magaalada Baladweyne iyadoona kulan diirada lagu saaray sidii loo balaarin lahaa iskuulka deegaanka iyo horumarinta adeegyada waxbarashadda.

Dadka ku nool deegaanka ayaa horey si isku tashi ah ku dhistay laba qol oo caruurta deegaanka Dhoobbe ay wax ku bartan .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here