Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu soo gabagabeyay kullan looga Hadlayay Hormarinta xogta socdaalka iyo Barakacayaasha Soomaaliya.
Kullankan oo aay qabsoomidiisa iska kaa shadeen Hay’adda statistics-kada Qaraka iyo urur goboleedka IGAD ayaa waxaa ka qeeybagalay Masuuliyiin tirsan dowadda dhaxe iyo xubno ka socday Hay’addaha Dowadda dhaxe ka tageero arimaha Qaxootika iyo Barakacayaasha.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.