kulan looga hadlayay horumarinta xoriyadda saxaafadda oo lagu qabtay Muqdisho

0
79

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadalayay horumarinta xoriyada saxaafada iyo xal u helista caqabadaha ay lakulmaan.

Kulanka waxaa goobjoog ahaa wasiirka waasarada warfaafinta XFS madaxda warbaahinta madaxa banana iyo xubno ka socday beesha caalamka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan