Kulan looga hadlayay ilaaalinta deegaanka oo lagu qabtay Garoowe

0
221

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Dowlad goboleedka Puntland ayaa Garoowe ka furay shir ku aadan ilaalinta deeganka iyo arrimaha isbadalka cimilada,

Shirkan ayaa waxana ka qeyb galay ardeyda Jaamacadaha, aqoonyahanno, ururada ka shaqeeya deegaanka iyo Hay,ado.

Warkan waxa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here