Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda deegaanka maamulka Puntland ayaa degmada Bursaalax ee gobalka Mudug ku qabatay kulan wacyagelin ah kaasi oo kusaabsan ilaalinta deegaanka iyo sidii loogu hortagi lahaa xaluufinta deegaanka.
Kulanka wacyogelinta ah waxaa ka qeybgalay maamulka degmada qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha deegaanka, Dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmada bursaalax.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.