Kulan looga hadlayay ilaalinta deegaanka oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.

0
162

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Deegaanka & dalxiiska Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulankan oo looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa nadaafad darada iyo xakameynta qashinka kasoo baxa xaafadaha waxaana kulanka ka qeybgalay xubno kamid ah wasaaarda deegaanka & dalxiiska Jubbaland iyo waliba wasaaradaha bahwadaagta la ah sida beeraha ,xanaanada xoolaha ,biyaha dhallinyaro iyo waxgarad kale.