Kulan looga hadlayay ilaalinta mashariicda Waara oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
95

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabatay kulan looga hadlay ilaalinta mashruucyada xalka waara, gaar ahaan dhismaha Garoonka Ciyaaraha Cabdullaahi Ciise.

Kulankan ayaa waxaa Ka qeyb Galay Masuuliyin Katirsan Wasaaradda,Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Galmudug Maamulka Dagmada Gaalkacyo, Gudoomiyayaasha Xaafadaha Xubno Kasocdo ururada Bulshada Iyo Bahda Isboortiga.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here