Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa laga daahfuray Shir looga hadlayay dardargalinta Howlaha doorashooyinka qof cod.
Shirka ayaa loo qabtay bahda waxbarashada degmada waajid iyo sidii ay isku diiwaangali lahaayeen ardeyda.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


