kulan looga hadlayay isbadalka cimilada oo lagu qabaty Hargeysa

0
140

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dalladda dhallinayarada ee SONYO ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay kulan ku saabsan gorfaynta doorka dhallinyaradu ka qaadan karto isbeddelka cimilada

Waxaa ka qeybgalay kulanka ayaa Dhallinyaro,xubno kamid ah ururada bulshada ee Somaliland,waxgarad iyo masuuliyin kale.

waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here