Kulan looga hadlayay Iskaashiga U dhaxeeya Garsoorka iyo Odayaasha oo lagu qabtay Dhoobleey

0
92

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland ayaa Degmada Dhoobley ku qabatay kulanka xoojinta iskashiga u dhaxeeyo bahda Garsoorka iyo Odayaasha dhaqanka Degmada.

Waxa kaqeyb Galay Agaasimayal Gudomiyeyal Bahda Garsoorka Iyo odyaasha Dhaqanka ee Dagmada Dhobley.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here