Kulan looga hadlayay isku xerka hay’adaha iyo mareynta masiibooyinka oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
164

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirkaan oo ay soo agaasintay wasaaradda gargaarka iyo maareeynta masiibooyinka Galmudug isla markaana ah mid lagu xoojinayo isku xirka wadashaqeynta hay’addaha iyo arimaha maareeynta masiibooyinka ayaa lagu qabtay magaalada Galkacyo.

Waxaa ka qeybgalay masuuliyiin kamid ah Hay,adaha ka hoolgala Galmudug,Wasiiro ,Xldhibaano kamid ah maamulkaasi iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here