Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dagmada Jarrati ee dowalad deegaanka Soomalida Itoobiya ayaa lagu qabtay Kulan looga hadlayay ka faa’iidaysiga waxsoosaarka beeraha xilli-roobaadka.
Kulanka waxaa goobjoog ahaa madaxda degmada Jarati xubno kasocday xisbiga Barwaaqo ururada Bulshada iyo beeraleey.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


