Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka ee maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay Hindiso Sharciyeedka iyo meel marinta ka hortaga gudniinka Fircooniga.
Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Golaha wakiilada Jubbaland, Wasiiro , iyo xubno ka socday Wasaaradda Haweenka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.