Kulan looga hadlayay ka hortaga Maandooriyaha oo lagu qabtay Magaalada Baladweyne.

0
88

Baladwayne (Radio Beerlula )-Kulan looga hadlayay ko hortagga iyo saameynta uu leeyahay isticmaalka Maandooriyaha ayaa lagu qabtay magaalada Baladwayne ee xarunta maamulka Hiiraan.

Kulan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay qaar kamid ah dhallinayada Magaalada Baladwayne waxaana kasoo qeybgalay macalimiin , dhallinyaro iyo qaar kamid ah ardayda wax ka barto magaalada Baladwayne.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.