Kulan looga hadlayay ka hortaga muqmaasuqa gargaarka oo lagu qabtay Jowhar

0
108

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaradda Gargaarka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa magaalada jowhar kuqabtay kulan kusaabsan sidii looga hortagi lahaa leexinta gar gaarka loogu tala galay dadka danyarta .

kulanka ayaa waxaa ka qayb galay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda gar gaarka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Maamulka magaalada jowhar ganacstada iyo bulshada qaybaheed kale duwan.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya  Maxamed Maxamuud.