Kulan looga hadlayay ka hortaga xaalufinta dhirta oo lagu qabtay Galkacyo.

0
413

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa xaalufinta lagu hayo dhirta deegannada gobolka Mudug iyadoona kulankan ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka, kan degmada Gaalkacyo, xubno ka tirsan golaha Wasiirada Galmudug iyo saraakiisha laamaha amniga Galmudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here