Kulan looga hadlayay ka hortagga dagaal beeleedyada oo lagu qabtay Muqdisho

0
57

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb-galay munaasabad loogu hadlaayay Doorka Haweenka iyo Dhalinyarada ee ka hortaga Dagaal Beeleedyada, Xoojinta Difaaca Qaran-nimada Soomaaliyeed.

Ujeedka munaasabada ayaa ahay sidii loo xoojin lahay doorka haweenka iyo joojinta dagaal beledyada soo laablabtay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.