Kulan looga hadlayay ka hortagga leexinta gargaarka oo lagu qabtay Baydhabo

0
74

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa lagu soo gaba gabeeyay shir looga hadlayay looga hortagi lahaa Ganacsiga Sahayda Gurmadka Bani’adanimada islamarkana bulshada loogu baraarujin lahaa khatarta ay leedahay arintan.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush, xubno ka tirsan hay’addaha samafalka, ganacsato, culumaaudiin, odayaal dhaqameed iyo dhalinyaro.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey.