Kulan looga hadlayay ka hortagga maandooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho

0
80

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa kulan ku yeeshay masuuliyiinka kasocoday Hay’adda ka hortagga maandooriyaha iyo dhaqan celinta ee Qaranka iyo Safirka dowladda Imaaraadka Carabta.

Kulanka ayaa loogu hadalay sidii lagu yareen lahaa khataraha maandooriyaha oo inta badan dhibaatooyin ku haayo Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.