Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankan oo looga hadlaayay ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah haweenka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Kulanka waxaa soo qaban qaabisay hay,adda SWDC oo u dhaqdhaqado Arimaha Haweenka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.