Kulan looga hadlayay kaalinta qoyska ee nabad dhiska iyo midnimada bulshada oo lagu qabtay Muqdisho.

0
173

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kullan ballaaran oo looga hadlay kaalinta qoyska ee nabad dhiska iyo midnimada Bulshada.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay ururada bulashada culumada magalada odyasha dhaqanka aqoon yahano iyo masuulinta wasaaradda Awqaafta soomalia.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here