Kulan looga hadlayay khataraha fatahaadaha oo lagu qabtay Kismaayo

0
92

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa maanta qabatay Kulan ballaaran oo looga hadlayey sidii looga feejignaan lahaa khatarta Fatahaadaha iyo Dabeylaha,

Waxaa ka qayb galay shoirka hay’adaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka, Agaasimaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland, Gudoomiyaha Gobolka Jubbada hoose iyo Gudoomiyeyaasha degmooyinka Dhoobley, Xagar iyo Badhaadhe.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.