Kulan looga hadlayay khatarta dabka oo lagu qabtay Hargeysa.

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay kulan ayaa loogu hadalaayay sidii lagu jawaabi lahaan xaaladaha Gubashada ee ku yimaado suuqyada magaaladaasi.

Kulanka ayaa waxa kaqayb galay maamulka soomaliland laamaha amniga Shirkadaha bixiyo adeega korantada iyo gancstada suuqyada ee Magaalada Hargeysa.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.