Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirkan jaraaid uu xafiiskiisa ku qabtay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Axmed Jaamac Jawle ayuu waxa uu kaga hadlay horumarinta canshuuraha.
Waxa uu sheegay in wasaarada maaliyada ay u diyaarisay qoshayaal lagu horumarinayo tayada adeegbixinta canshuuraha.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.