Kulan looga hadlayay la qabsiga isbadalka cilimada oo lagu qabtay Jowhar.

0
21

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay Tababar lagu baran doono la qabsiga isbadalka cilimada.

 

Daah furka tababarka ayaa waxaa goob joog ahaa xubno ka tirsan wasaaradda Degaanka maamulka Hirshabeelle iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool magaalada Jowhar oo tababarka loo qabtay.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.