Kulan looga hadlayay la qabsiga isbadalka Cimilada oo lagu qabtay Dhusamareeb.

0
40

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Maamulka Galmudug oo kashaneeyso Haya’adda UNDP ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah-furtay kulan looga Hadlayay hormarinta tallabooyinka la qabsiga isbedelka cimilada.

Kulaankaan waxaa ka qeeyb galay masuuliyiin ka tirsan wasaaradaha Galmudug ururadda Bulsada Rayadka magaalada Dhusamareeb.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq