Kulan looga hadlayay maamulka iyo maaliyadda oo lagu qabtay Hargeysa

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay kulan-hawleed lagaga hadlayay sidii loo hagaajin lahaa maamulka maaliyadda dawladda dhexe iyo dawladaha hoose kabka mashruuca JPLG ee Somaliland.

Waxaa ka qeybgalay kulanka xubno kamid ah masuuliyiinta mashruuca JPLG iyo qaar kamid ah masuuliyiin maamulkaasi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin