Kulan looga hadlayay maandooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
55

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Safiirka Dowladda Qatar ee Soamliya Cabdalla Bin Saalim iyo Maareeyaha Hay,adda ka hortagga Maandooriyaha iyo Dhaqan celinta Qaranka Muuse Ashkir oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa yareynta khataraha Maandooriyaha dalka.

Kulanka ayaa inta uu socday diiradda Lagu saaray sidii looga hortagi lahaa qataraha Maandooriyaha si bulshada uga soo gaarin dhibaatooyin kala duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.