Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay kulankaan oo looga hadlayay ka hortagga khataraha sida dabka iyo daadadka kuwaasi oo xilliyada qaar bulshada u geeysta khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Kulanka waxaa ka qeybgalay duqada magaalada Hargeysa,Gudoomiyaasha xaafadaha Hargeysa iyo shaqaalaha dowlada hoose .
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.