Kulan looga hadlayay mideynta digniinaha degdeg ah oo lagu qabtay Muqdisho

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi ah kaas oo looga hadlaayo Mideynta laguna casriyeenaayo digniinaha hore iyo jawaab bixin degdega ah.

Shirkaan waxaa ka qayb kalay Masuuliyiin ka katirsan qaar kamid ah hay’addaha kala duwan ee dowladda iyo wakiilo ka kala socday hay’addaha deeqaha bixiya.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi