Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulan looga hadlayay nabad-dhiska bulshada iyo la dagaalanka fikradaha qaldan ee dhaliya isku dhaca bulashada ayaa lagu qabtay magaalada Cadaado kasoo ay soo qab qabisay haay’aada tubsan xafiiskeda galmudug
Waxana ka qeyb galay kulankan wasiiro xildhibaano ururada bulashada dhalinyarada masuulinta magaalada Cadaado iyo marti sharaf kale
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


