kulan looga hadlayay nabadda oo lagu qabtay Bardaale

0
110

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay nabada kuwada noolaanshiyaha bulshada ku dhaqan dagmada.

Kulanka waxaa kusugnaa wasiirka wasaarada arimaha Gudaha koofur Galbeed Cabdulaahi Xaaji Xasan odoyaal iyo haween.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here