Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiye ku xigeenka gobalka Saraar Abuukar Shire Cali ayaa Magaalada Caynaba ku qabtay kulan looga hadlayay Nabadda iyo Nadaafadeed gobalkaasi.
Daahfurka kulan ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin ka socotay dowlada hoose ee magaalada Caynaba , bulshada rayidka iyo mas’uuliyiin kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.