Kulan looga hadlayay Nabadda oo lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Dooloow

0
54

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka ee maamulka Jubbaland ayaa Magaalada Dooloow ku soo gabagabeeysay kulan looga hadlayay Nabadda iyo door ay ka qaadan karaan Haweenka degmadaasi

Kulan ayaa waxa kasoo qayb galay maamulka Degmada, Wasiirka Wasaarada Haweenka Jubbaland, Dhalinyaro, Odayaal, Haween iyo qaybaha kale ee Bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.