Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka DKGS ayaa magaalada Baydhabo ka Daahfurtay Todobaadka wacyigelinta Ololaha Nadaafadda Deegaanka.
Waxaa ka qeybgalay wasiiro,xildhiaano,hay,adaha ka shaqeeya naadafadda iyo masuuliyiin kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


