Kulan looga hadlayay nidaaminta gaadiidka dadweynaha oo lagu qabtay kismaayo.

0
89

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah-furayay Nidaaminta Gadiidka Dadweynaha si gaar ah taagsida iyo BL-ka.

Munaasabadda Daah-furka Nidaaminta Gadiidka Dadweynaha ayaa waxaa ka qeeybagalay Gudoomiyaha magaalada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Faraweyne iyo masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Ganacsiga Maamulka Jubbaland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.