Kulan looga hadlayay nidaamka Caafimaadka ee Isbedelka Cimillada oo lagu qabtay Muqdisho

0
66

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS ayaa magaalada Muqdisho kusoo xiray kulan cilmiyeedka dhisitaanka karaanka iyo adkaysiga nidaamka Caafimaadka ee Isbedelka Cimillada.

Waxaa ka qeybgalay kulanka ,Xubno kamid ah waaaradda caafimaadka XFS.Aqoonyaano,hay,adaha ka shaqeeya ka hortagga Isbedelka Cimillada iyo madax kale.

waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here