Kulan looga hadlayay qabsoomida doorasho qof Iyo cod ah oo lagu qabtay Muqdisho

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay kullan looga hadlayay nidaamka doorasho qof iyo cod ah waxaana soo qaban qaabiyay Dhallinyarada ku nool Gobalka Banaadir.

Kullankaan waxaa kasoo qeybgalay Dhallinyarada ku nool Gobalka Banaadir, Haween , Odayaal iyo mas’uuliyiin ka socday Dowlada hoose ee Xamar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here