kulan looga hadlayay qorshaha horumarinta Boosaaso oo lagu qabtay magaaladaasi.

0
166

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Bosaso ayaa lagu qabtay Kulan looga hadlayay sidii ay bulshadu qayb uga noqon lahayd qorshaha horumarinta Magaalada intii uu socday kulanka ayaa looga hadlay dhismaha wadooyinka iyo wadooyinka xiran ee magaalada Bosaso

Waxa kaqeyb galay kulanka wasiiro katirsan maamulka Puntland maamulka gobolka Bari kan dgmada Bosaso nadabadoono waxgarad iyo ganacsato

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.