Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankan Wacyigilin Ah Oo Ay Soo Qaban Qaabisay Xarunta Qaran Ee Tubsan ayaa Lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud Kulankan ayaana Diirada Lagu Saarayay Qorshaha Nabad Dhiska Iyo Isu Soo Dhawaanshaha Bulshada
Waxa Kaqeyb Galay Kulankan Culuma’u Diin Odyaal Dhaqameed Wax Garadka Bulshada Dhuusamareeb Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Iyo Xubno Kasocday Xarunta Qaran Ee Tubsan
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


