Kulan looga hadlayay saameynta abaarta oo lagu qabtay Bardaale

0
171

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Bardaale ee gobolka Bay ayaa lagu qabtay kulan looga hdalayay abaaraha saameeyay dadka iyo duunyada iyo sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa dhalinyarada iyo dadka danyarta ah.

kulanka waxaa kusugnaa maamulka degmada iyo xubno kasocday hay’ada UN OCHA.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here