Kulan looga hadlayay sameynta abaarta oo lagu qabtay degmada Xudur

0
152

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa lagu qabtay Kulan looga hadalyay abaarah kajira deeganada gobolka bakool

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka gobolka Kan dagamada iyo Hay,adaha ka shaqeya Gargaarka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here