Kulan looga hadlayay sare u qaadista waxbarashada oo lagu qabtay Jowhar

0
111

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarshada Dowalad gobaleedka Hirshabelle ayaa kulan looga hadalaayay sare uqaadidda waxbarashada laqaadatay qaar kamid ah Maamulayaasha iyo Macalimiinta Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.

kulanka waxaa looga hadalaayay sanad dugsiyeedka dhawaan kafurmay Hirshabelle ee wax lagu barayo ubadka soomaliyeed ee kunool Deeganada maamulka Hirshabeelle.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud