Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ku qabatay kullan looga hadlayay sharciga Xeerka Naafada dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Kullanka ayaa waxaa ka qayb galay xubno ka socday wasaaradda Haweenka Hirshabeelle masuuliyiin ka socday Gudiga Xaquul insaanka Baarlamaanka Hirshabeelle dadka baahiyaha gaarka qabo iyo marti-sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.